Nin doonayey inuu dad badan laayo oo lagu toogtay Magaalada Charleston

Haweeney u dhalatay dalka Mareykanka ayaa toogtay nin rasaas ku furay dad ku sugnaa magaalada Charleston ee gobolka West Virginia. Dennis Butler, oo 37 jir ah horeyna la sheegay inuu galay dambiyo waaweyn, ayaa la dilay ka dib markii uu beegsaday dad ku dhow 40 qof oo ka qeyb galayay xaflad dhalasho ah. Afhayeen u … Continue reading Nin doonayey inuu dad badan laayo oo lagu toogtay Magaalada Charleston